Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 12-11-1446 oo waafaqsan 10-05-2025, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Sakariye Cumar.