Sunday, May 11, 2025
HomeAll NewsMid Kamid ah Waxgaradka Muqdisho oo ka Hadlay Roobabkii Xalay ka Da'ay...

Mid Kamid ah Waxgaradka Muqdisho oo ka Hadlay Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho.[WAREYSI]

Suubiye Caraale oo kamid ah Waxgaradka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa ka warramay xaaladda Xamar kadib roobabkii xalay ka da’ay, kuwaasoo saameeyay naf iyo maal intaba.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay boqallaalka milyan ee canshuuraha ah ee ay Dowladda Fedaraalka ka qaado dadka ku dhaqan Muqdisho, islamarkaana aysan waxba ugu qaban dadka rayidka ah.

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.