Monday, May 12, 2025
HomeAll NewsMeydad Hor Leh oo Laga Helay Muqdisho Kadib Roobabkii ka Da'ay Magaalada.

Meydad Hor Leh oo Laga Helay Muqdisho Kadib Roobabkii ka Da’ay Magaalada.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha nafeed ee ka dhashay roobabkii xoogganaa ee habeen hore ka da’ay magaalada Muqdisho, kuwaas oo geystay khasaarooyin kala duwan.

Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga soo saaray meydad horleh, kuwaas oo ku dhintay roobabokii ka da’ay magaalada.

Wiil dhalinyaro ah iyo oday waayeel ah ayaa laga soo saaray wadada, kadib markii uu laamigu la go’ay intii uu roobka socday.

Mid kamid ah ehelada wiilka dhalinyarada ah ee meydkiisa laga helay Isgoyska Zoobe ayaa waxa uu ka warbixiyay xilligii ugu wardambeysay wiilkooda.

Halkan ka Degso Xogta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.