Mid kamid ah xaafadaha yaalla magaalada Hargeysa ee katirsan gobolka Waqooyi Galbeed, ayaa waxaa ka taagan dhibaatooyin kala duwan oo haysta qoysas daynyar ah oo ku nool xaafaddaasi, kuwaasoo oo ay cabasho ka muujiyeen.
Waxyaabaha ay ka canayaan waxaa kamid ah, in masjidkii uu ka xiran oo aysan jirin cid ka aadaanta, sido kalena uusan shaqeyn iskuulkii xaafadda iyo biyo la’aan.
Waxaa intaasi usii dheer tuugo wadada ugasha markii ay ubaxaan gudaha magaalada si danahooda usoo qabsadaan.