Monday, May 12, 2025
HomeAll NewsTiro Caruur ah oo Shuban-Biyood Ugu Geeriyootay Dhoobley

Tiro Caruur ah oo Shuban-Biyood Ugu Geeriyootay Dhoobley

Inta la xaqiijiyay 5 caruur ah ayaa waxa ay xanuunka Shuban-biyoodka ugu geeroyoodeen, kaam ku yaalla magaalada Dhoobley ee gobalka Jubada-hoose.

Dadka ku dhaqan halkaas oo mudooyinkii lasoo dhaafayba wajahayay xaalado kala duwan, ayaa waxaa hadda saameyn ku yeeshay xanuunka ka dillaacay magaalada, kaas oo gallaaftay nolosha caruurta yaryar.

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan kaamka ayaa waxa ay ka warbixiyeen caruurta geeriyootay iyo xaaladda ka jirta halkaas.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.