Degaanka Nuun-Gare oo dhaca duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa weerar habeen dheelmad ah ka geystay ciidamo daacad u ah dowladda Mareykanka oo ah kuwa loogu yeero Danab.
Askartan ayaa halkaasi ka geystay xadgudubyo kala duwan oo isugu jira dhaawacyo dad shacab ah iyo afduub.
Dadka ay dhaawaceen askartan ayaa kala ah wiil dhowr bilood jir ah iyo hooyadii dhashey, halka ay afduubteen dad shacab ah.