Monday, May 12, 2025
HomeWarka GudahaXildhibaan Horey Uga Tirsanaa Maamulka Hirshabeelle oo loo Diiday inuu ka Safro...

Xildhibaan Horey Uga Tirsanaa Maamulka Hirshabeelle oo loo Diiday inuu ka Safro Muqdisho.

Xildhibaan horay uga tirsanaa maamulka la baxay Hirshabeelle ayaa sheegay in laga hor istaagay safar uu ku tegi lahaa magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Xildhibaan Ahmed Saney Mohamed oo dhawaan maamulka la baxay Hirshabeelle xilka qaadis ku sameeyay, ayaa laga hor istaagay inuu ka safro garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, isaga oo ku wajahnaa Baladwayne.

Wuxuu sheegay in is hor istaagga ku aaddan safarkiisa ay ka dambeeyaan maamulka la baxay Hirshabeelle, ayna uga yeereen maxkamad.

Halkan ka Degso Xogta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.