Monday, May 12, 2025
HomeAll NewsTahriibayaal Soomaali ah oo ku Geeriyooday Xeebaha u Dhexeeya Dalalka Al-Jeeriya iyo...

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku Geeriyooday Xeebaha u Dhexeeya Dalalka Al-Jeeriya iyo Spain.

Dad badan oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay badda udhaxeysa wadamada Aljeeriya iyo Spain, xilli ay rabeen iney tahriib uga gudbaan halkaasi.

Wararka ayaa tilmaamaya in dad tiro ahaan gaaraya 23 ruux oo Soomaali u badan, ay ka baxeen wadanka aljeeriya, iygoon hadafkooda uu ahaa in ay garaan wadanka Spain.

Dhimashada tahriibayaashan ayey wararku sheegayaan iney sabab uhayd, cillad ku timid matoorka doontii ay saarnaayeen, taasoo ugu dambeyntii qallibantay.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.