Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in ciidankoodu ku burbureen isagoo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu kaligiis iska maamulanayo Dowladda Fedaraalka.
Daahir Amiin Jeesoow oo ah xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay in ciidankoodu ku burbureen dagaallada, islamarkaana dib looga qabsaday deegaanadii ay uga dhinteen saraakiishii muhiimka u ahayd .
Wuxuu dhan kale Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay, inuu kaligiis iska maamulanayo Dowladda Fedaraalka sida uu doonaa ka yeelo.