Todobaadkii lasoo dhaafay diyaaradaha dagaalka ee maamulka Yahuudda iyo Mareykanka ayaa waxa ay duqeymo wuxuushnimo ah ka fuliyeen qeybo kamid ah dalka Yeman oo ay ugu horreyso magaalada caasimadda ah ee Sanca, kuwaas oo geystay waxyeello kala duwan.
Duqeymaha ayaa waxaa ka dhashay khasaare nafeed iyo burbur baaxad leh oo soo gaaray kaabayaasha dhaqaale ee dalka, waxaana magaalooyinka ay sida ba’an duqeymuhu u beegsadeen kamid ah magaalada Al-Xudeydah ee dalka Yeman.
Halkaan ka Degso Warbixinta Yeman