Tuesday, May 13, 2025
HomeAll NewsMaxay Tahay Danta ay Dowladda Fedaraalka ka Leedahay Isku Dirka Beelaha Abgaal...

Maxay Tahay Danta ay Dowladda Fedaraalka ka Leedahay Isku Dirka Beelaha Abgaal ee Sh-Dhexe.?[WAREYSI]

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa qeybo kamid ah gobalka Sh-dhexe ka dhacayay dilal salka ku haya aanooyin qabiil, kuwaas oo Dowladda Fedaraalka lagu eedeeyay iney ka dambeyso hurinta colaadahaas.

Haddaba maxay tahay danta ay Dowladda Fedaraalka ka leedahay isku dirka beelaha Abgaal ee Sh-dhexe, sideesa looga hortagi karaa falalka ceynkaan ah? waxaan ka wareysanay Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka ee Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-dhexe Macallin Muxumed.

Halkan Ka Degso Wareysiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.