Tuesday, May 13, 2025
HomeAll NewsFeysal Cali Waraabe: "Soomaaliya Dowlad Kama Jirto Wax Xiriir Ahna Lama Lihin...

Feysal Cali Waraabe: “Soomaaliya Dowlad Kama Jirto Wax Xiriir Ahna Lama Lihin Xasan Sheekh”

Feysal Cali Waraabe oo kamid ah siyaasiyiinta maamulka la baxay Soomalailand ayaa waxa uu weerar afka ah ku qaaday, Dowladda Fedaraalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh.

Feysal ayaa sheegay in aysan jirin wax wax la yiraahdo Dowladda Fedaraalka, Xasan Sheekhna ay kasoo hartay oo kaliya boobka umadda iyo inuu xabaalaha qoto.

Waxa uu sheegay in ay iyagu kala saari doonaan Dowladda Fedaraalka iyo maamul gobaleedyada, isagoona intaa ku daray in Fedaraalku uu waxba u tari waayay Dowladda Xabashida Itoobiya, iyagana uusan waxba utareyn.

Halkaan ka Degso Warka Feysal Cali Waraabe

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.