Dowradaan ayaa waxa uu maktabka dacwada ee degmada Saakow ee gobalka Jubada-dhexe uqabtay, 45 kamid ah harqaanleyda ku dhaqan degmadaas.
Dowrada oo socotay muddo todobaad ah ayaa waxa ay harqaanleyda ku qaateen duruus kala duwan, waxaana ay sheegeen iney ka faa’iideen dowrada.