Sunday, April 6, 2025
HomeUncategorizedQaar Kamid ah Bulshada oo ka Aragti Dhiibtay Khilaafka Xasan Shekh iyo...

Qaar Kamid ah Bulshada oo ka Aragti Dhiibtay Khilaafka Xasan Shekh iyo Axmed Madoobe.

Iyadoo maalmiihii lasoo dhaafay ay xiisado ka taagnaayeen magaalada Kismaayo ayaa waxa ay hadda xaalado gaartay in ciidamado kala taabacsan maamulka la baxay Jubbaland iyo kuwa musharixiinta utartamaya xilka madaxtinmada ee maamulkaas ay ku dagaallamaan gudaha magaalada.

Qaar kamid ah bulshada Soomaaliyeed ayaa aragtiyo ka dhiibtay khilaafka ka dhax jira Xasan Sheekh oo ah madaxweynaha Dowladda Fedaraalka, iyo Axmad Madoobe oo ah hogaamiyaha maamulla ;a baxay Jubbaland.

Halkaan ka Degso Warka Khilaafka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.