Dowradaan oo socotay muddo 15 maalmood oo xiriir ah, ayaa waxa uu maktabka dacwada ee wilaayada islaamiga ah ee Sh-hoose uqabtay, howl-wadeennada maktabka Zakawaatka ee wilaayadaas.
Dowrada ayaa waxa ay ku qaateen duruus kala duwan, waxaana munaasabaddii gabagabada u aheyd dowrada kasoo qeyb galay masuuliyiin culimo iyo marti sharaf kale.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada