Wednesday, May 14, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Odayaal Taabacsan Maamulka Jubbaland ku Xirtay Garbahaarrey.

Dowladda Fedaraalka oo Odayaal Taabacsan Maamulka Jubbaland ku Xirtay Garbahaarrey.

Dowladda Fedaraalka ayaa magaalada Garbahaarrey ee gobalka Gedo ku xirixrtay odayaal taabacsan maamulka la baxay Jubbaland, kuwaas oo shalay magaalada ku qabtay shir ay kaga soo horjeedaan Dowladda Fedaraalka.

Intaas kadib Dowladda Fedaraalka ayaa weerar ku qaaday odayaashaas iyadoona xabsiga dhigtay, waxaana mid kamid ah odayaasha oo xabsiga ka baxsaday uu la hadlay warbaahinta.

Waxa uu sheegay in ciidamada Dowladda Fedaraalka ay ugeysteen jirdil xooggan iyo tacaddiyaad kale, isagoona xusay in ay is difaaceen maadaama odayaashu qaar ay hubeysnaayeen balse laga awood roonaaday.

Halkaan ka Degso Warka Odayaasha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.