Xisbiga PKK oo ahaa xisbi mucaarad ah oo kasoo horjeeda Dowladda Turkiga ayaa waxaa warbixinno soo baxaya ay sheegayaan in la kala diray, islamarkaana meesha laga saaray jiritaankiisa.
Haddaba maxaa sababay in lakala diro xisbigaan oo muddo sanado ah dagaal kula jiray Dowladda Turkiga? ku dhageyso warbixintaan hoose.