Saddex sano kahor xilligan oo kale ayuu Xasan Sheekh Maxamuud ku guuleystay doorasho ka dhacday Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho, durba markii la magacaabana wuxuu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaasoo qorsheyntiisu lahayd dowladda Maraykanka.
Hadaba saddex sano kadib, halkee ayuu marayaa guluf-dagaaleedkii uu iclaamiyay Xasan Sheekh Maxamuud? Mase ka dhabeeyey gooddigiisii ahaa inuu Soomaaliya ka tirtirayo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab? Warbixin ku aadan waxaa soo jeedinaya walaalkeen Maxamed Cali Aadan.
Halkaan ka Degso Warbixin- Jabka Milliteri ee Dowladda Federaalka