Friday, May 16, 2025
HomeAll NewsAskari Katirsan Sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo Haweeney ku Dilay Baladweyne.

Askari Katirsan Sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo Haweeney ku Dilay Baladweyne.

Maalintii shalay askari katirsan Sirdoonka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan dil ugu geystay, haweeney kamid aheyd dadka ku dhaqan magaaladaas.
Haweeneyda la dilay ayaa waxa ay iibin jirtay Shaaha, waxaana lasoo warinayaa in uu askarigu si bareer ah u toogtay haweeneyda, sida ay sheegeen qaar kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Baladweyne.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.