Saturday, May 17, 2025
HomeAll NewsXildhibaan ka Hadlay Fashilka Amni ee Xasan Sheekh Walaacna ka Muujiyay Isfidinta...

Xildhibaan ka Hadlay Fashilka Amni ee Xasan Sheekh Walaacna ka Muujiyay Isfidinta Al-Shabaab.

Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu ku fashilmay arrimaha amniga, isagoona walaac ka muujiyay isfidinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Xildhibaankaan oo lagu magacaabo Mursal Khaliif ayaa waxa uu sheegay iney meel halis ah mareyso xaaladda amni ee Dowladda Fedaraalka, isagoona geesta kale walaac ka muujiyay dhaqaale la’aanta soo wajahday duullaanka Shisheeye ee AUSSOM.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay dib uqabsatay goobihii ay ka baxeen ciidamada Shisheeye, halkaasna ay ku laayeen askar badan hubna ay ku furteen.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.