Saturday, May 17, 2025
HomeAll NewsDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 18-11-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 18-11-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Barnaamijka Diirada Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay xisbiga siyaasadeed ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkaan ka Degso Barnaamijka Diirada Jimcaha 16 05 2025

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.