Saturday, May 17, 2025
HomeAll NewsDhageyso: Xubinta Su’aasha Furan ee Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageyso: Xubinta Su’aasha Furan ee Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Diiradda Jimcaha oo ah baraamij todobaadle ah ayaa waxaa lagu soo kordhiyay xubin cusub oo aan ugu magac darnay ”Su’aasha Furan”, taasoo todobaad waliba dhegeystaasha lagu waydiiyo su’aal muhiim ah iyagauna ay ka bixiyaan jawaabo ka tarjumaya aragtidooda.

Su’aasha ay dhageystayaashu ka jawaabeen todobaadkan ayaa waxay la xiriirtaa Beeraha iyo deegaanka waxayna u dhaceysay, Sidee looga maarmi karaa sunta Beeraha maxaase badali kara?

Halkaan ka Degso Xubinta Su’aasha Furan

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.