Saturday, May 17, 2025
HomeAll NewsShakhsiyaad Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Hab Musuqmaasuq ah Loogu Tahriibiyo Dibadda.

Shakhsiyaad Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Hab Musuqmaasuq ah Loogu Tahriibiyo Dibadda.

Shakhsiyaad katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa lagu tahriibinayaa hab musuqmaasuq ah, iyadoo Dowladda Fedaraalka dhexdeeda isku eedeyndeyso arrintaasi.

Waxaa sii kordhaya marba marka ka dambeysa musqmaamuqa ka dhexjira wasaaradaha Dowladda Fedaraalka, iyadoo ay soo badanayaan shakhsiyaadka udiwaan gashan Dowladda Fedaraalka ee doonaya iney hab tahriib ah ku galaan qaaradda Yurub, iyagoo isku qoraya wufuudda wasaaradaha ee baxeysa.

Xubno shaqaale ka ah Dowladda Fedaraalka ayaa doonaya iney qeyb ka noqdaan wafdi ay dalka Switzerland oo ka socda wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha, mana ahan xaqiiqo ahaan wafdi ee waxay doonayaan iney ku tahriibaan, si ay galaan Yurub.

Arrintan waxaa fududeysa ha’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowaldda Fedaraalka, oo dadka ka qaadaneysa lacag kumanaan Doollar ah.

Halkaan ka Degso Warka Musuqa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.