Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa qof shacab ah ku dilay 2 kalana ku dhaawacay, degmad Shinniile ee gobolka Siti oo katirsan dhulka Soomaali-Galbeed ee ku hoos jira gumeysiga Xabashida.
Sido kale ciidanka Itoobiya ayaa isla gobolkaasi ku xasuuqay xoolo ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed ee ku nool halkaasi, iyagoo dhanka kale dhibaatooyin kala duwan ka wada gobolka.