Sunday, May 18, 2025
HomeAll NewsSaraakiil Lagu Dilay Dagaalladii ka Dhacay Duleedka Degmada Moqokori.

Saraakiil Lagu Dilay Dagaalladii ka Dhacay Duleedka Degmada Moqokori.[DHAGEYSO]

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaallo culus oo maanta ka dhacay duleedka degmada Moqokori ee gobalka Hiiraan, kuwaas oo lagu dilay saraakiil iyo askar katirsan Dowladda Fedaraalka.

Ugu yaraan 21 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa lagu dilay, dagaalladaan oo tan iyo barqanimadii maanta ka dhacay duleedka degmada Moqori, kuwaas oo uu ku jiro Korneyl Cabdiraxmaan Xujaalle oo ahaa taliyihii guutada 26aad ee qeybta 27aad ee ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Faahfaahinta Dagaallada Hiiraan

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.