Sunday, May 18, 2025
HomeAll NewsDarawallada Mootooyinka ee Muqdisho ee Cabasho ah Ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Darawallada Mootooyinka ee Muqdisho ee Cabasho ah Ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Darawallada ku shaqeysta mooto Labo-Lugooleyda ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka ah, dhibaatooyin kala duwan oo ay ku hayaan ciidanka Dowladda Fedaraalka.

Wadayaasha kaxeeya mooto Labo-Lugooleyda ee ka hawlgala magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka cabanaya dhibaatooyin kala duwan oo ay ku hayaan ciidanka Dowladda Fedaraalka gaar ahaan kuwa Sirdoonka.

Halkaan ka Degso Warka Mootaaleyda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.