Sunday, May 18, 2025
HomeAll NewsKenya oo Walaac ka Muujisay Guuldarooyinka Ciidanka Dowladda Fedaraalka.

Kenya oo Walaac ka Muujisay Guuldarooyinka Ciidanka Dowladda Fedaraalka.

Xukuumadda Nairobi ayaa aad uga walaacsan guuldarrooyinka isdaba jooga ah ee ay la kumannaanka ciidanka Dowladda Fedaraalka, waxayna ka cabsi qabtaa in haddii si dhameystiran looga adkaado ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weeraro laayaan ah ka fuliso gudaha Kenya.

Waxay kaloo Dowladda Kenya ka walwalsan tahay inuu hoos udhac ku yimaado dhaqaalaha wadnakaasi, haddii ay sii kordhaan weerarada lala beegsanayo ciidankeeda.

Halkaan ka Degso Warka Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.