Sunday, May 18, 2025
HomeAll NewsKu Dhawaad 100 Askari oo Dhimasho & Dhaawac ku Noqdaay Qaraxii Muqdisho.

Ku Dhawaad 100 Askari oo Dhimasho & Dhaawac ku Noqdaay Qaraxii Muqdisho.[BAYAAN]

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal qarax ah oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab maanta ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa lala beegsaday rag saf ku jiray oo ku sugnaa afaafka hore ee xero Damaanyo oo ku taalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo loo qorayay ciidannimo.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Millatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu xaqiijiyay, in howlgalkaan qaraxa ah lagu dilay in ka badan 30 askari laguna dhaawacay 50 kale.

Halkaan ka Akhriso Warsaxaafadeedka

Halkaan ka Degso Faahfaahinta Qaraxa iyo Dagaallada Hiiraan

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.