Tuesday, July 8, 2025
HomeAll NewsXiriirka u Dhaxeeya Itoobiya iyo Jabuuti oo Xumaaday Kadib Musaafurintii Xabashida ee...

Xiriirka u Dhaxeeya Itoobiya iyo Jabuuti oo Xumaaday Kadib Musaafurintii Xabashida ee Jabuuti.

Waxaa xumaaday xiriirka ka dhaxeeya dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya, kadib musaafurin lagu sameeyay muwaadiniin Itoobiyaan ah.

Kadib raafkii ay xukuumadda D-Jabuuti ku smaeysay kumanaan Itoobiyaan ah oo wadankaasi ku joogay hab ogolaasho la’aan ah, waxaa xukuumaday xiriirka ka dhaxeeya dowalaha Jabuuti iyo Itoobiya.

Xukuumadda Adis Ababa ayaa ka carootay tallaabadaasi, waxayna haatan ku hawlan tahay sidii ay uyareyn lahayd ku tiirsanaanta dhanka ganacsiga ee Jabuuti.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya iyo Jabuuti

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.