Marba marka ka dabeysa waxaa sii xoogeysanaya cilaaqaadka dhinacyada kala duwan leh ee u dhaxeeya Maamulka Yahuudda iyo Dowladaha Reer-galbeedka, kuwaas oo duullaan cudwaani ah ka wada Marinka Qazza.
Dhawaan maamulka Yahuudda ayaa waxa uu ku biiray, xisbi xagjir ah oo ka dhisan qaaradda Yurub oo lagu magacaabo “Patriots” waxaana isbaheysigaan oo ay horkacayaan calmaaniyiin ay ku xidideysatay Islaam naceybka uu ka shaqeynayaa masaalixda Sahaayinada.