Wednesday, May 21, 2025
HomeAll NewsGudoomiyihi Hore ee Sh-dhexe oo Qiray in Ciidankoodu Aysan Dukan Salaaddda.

Gudoomiyihi Hore ee Sh-dhexe oo Qiray in Ciidankoodu Aysan Dukan Salaaddda.

Axmed Meyre Makaraan oo ah Gudoomiyihii hore ee gobolka Shabeellaha Dhexe ee maamulka la baxay Hirshabeelle, ayaa qiray ineysan ciidankoodu dukan saaladaha waajba ah, xilli uu ciidamo katirsan Dowladda Fedaraalka ugu khudbeynayay degaanka Xaaji Cali ee gobolkaasi.

Wuxuu dhanka kale ka hadlay walaaca ay ka qabaan in askartoodu ka kacararaan furimaha dagaalka, isagoo sheegay iney taasi keeni karto, in loogu yimaado guryaha ay ka degan yihiin magaalooyinka ay joogaan.

Halkaan ka Degso Warka Axmed Faal

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.