Wednesday, May 21, 2025
HomeAll NewsAfhayeenka Odayaasha Dhaqanka Hiiraan oo Bogaadiyay Dagaallada ka Socda Duleedka Moqokori.

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Hiiraan oo Bogaadiyay Dagaallada ka Socda Duleedka Moqokori.[WAREYSI]

Cali Maxamad Cismaan Abuu Caa’isha oo ah Afhayeenka odyaasha dhaqanka gobolka Hiiraan, ayaa bogaadiyay guulaha ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka gaareen dagaallada ka socda duleedka magaalada Moqokori ee gobolkaas.

Wuxuu dhanka kale baaq udiray ciidamada Dowladda Fedaraalka ee ku le’anaya dagaallada, isagoo uga digay kooxaha siyaasiyiinta ee ka macaashaya dhiigooda.

Halkaan ka Degso Wareysiga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.