Wednesday, May 21, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo u Hanjabtay Saraakiisheeda Haddii Madfac Dambe uu Muqdisho Kusoo...

Dowladda Fedaraalka oo u Hanjabtay Saraakiisheeda Haddii Madfac Dambe uu Muqdisho Kusoo Dhaco.

Dowladda Fedaraalka ayaa ku goodisay iney xabsiga dhigi doonto Saraakiisheeda haddii mar dambe madaafiic lagu garaaco xarumaheeda iyo kuwa Shisheeye ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

Taliyaha Boliska Gobalka Banaadir ninka lagu magacaabo Mahdi oo la hadlayay saraakiil katirsan ciidanka Booliska, ayaa waxa uu si adag ugu goodiyay in haddii ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay weeraro Madaafiic ah ka geystaan Muqdisho ay xabsiga dhigi doonaan saraakiishooda lana ciqaabi doono.

Waxa uu sheegay in weerarada Madaafiicda ah ee ay fulineyso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab qalqal xooggan ku abuureen Shisheeyaha kusoo duullay dalka iyo Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Codka Taliye Mahdi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.