Saacadihii lasoo dhaafay waxaa gobolka Galgaduud gaar ahaan inta udhaxeysa degaanada Dacdheer iyo Furunti-Fure ee gobolkaas ka dhacay, dil loo geystay ruux shacab ah oo lagu magacaabijiray Maxamed Yasiin Xaashi.
Dilka ninkan oo dhacay xilli habeen ah, ayaa loo badinayaa inuu salka ku hayo aano qabiil, dableyda falkan ku kacay ayaana goobta isaga baxsaday.