Wednesday, May 21, 2025
HomeAll NewsKulan Muhiim ah oo Dhexmaray Maamulka Islaamiga ah ee Sh/Dhexe iyo Hogaanka...

Kulan Muhiim ah oo Dhexmaray Maamulka Islaamiga ah ee Sh/Dhexe iyo Hogaanka Dhaqanka Abgaal.

Kulan oo ahaa mid aad umuhiim ah islamarkaana udhaxeeyay odayaasha dhaqanka ee beelweynta Abgaal iyo maamulka Islaamiga ah ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa kusoo gabagaboobay degaanka Miirtaqwo ee gobolkaas, oo kamid ah deegaanadii ka xoroobay ciidanka Dowladda Fedaraalka iyo shisheeyaha Burundi.

Waxaa kasoo qeybgalay kulankan in ka badan 100 oday oo katirsan beesha Abgaal iyo mas’uuliyiinta ugu sarreeya Wilaayada Islaamiga ah ee Sh.Dhexe oo uu ugu horreeyo Waaliga Gobolka Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakudukade.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.