Daadadkaan uu saameeyay wabiga Shabeelle ee mara magaalada Baladweyne, ayaa waxa ay saameeyeen ku yeesheen deegaanno dhowr ah oo hoos yimaada magaaladaas.
Daadadka ayaa la tagay dhulbeereed baaxad leh oo ku yiilay deegaannada, taas oo ay khasaare hantiyeed kasoo gaartay dadka beeraleyda ah.
Daadadka ayaa yimid kadib roobab mahiigaan ah oo ka da’ay, waxaana ay sidoo kale sababeen barakaca dad aad ubadan.