Thursday, May 22, 2025
HomeAll NewsJeesow oo Xamse ku Eedeeyay in uu Magacaabay Gudi Lacago Uga Sameeya...

Jeesow oo Xamse ku Eedeeyay in uu Magacaabay Gudi Lacago Uga Sameeya Barakacayaasha.

Daahir Amiin Jeesoow oo ah Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Fedaraalka, ayaa sheegay in Xamse Cabdi Barre Ra’iisulwasaaraha Dowladda Fedaraalka uu sameystay gudi gudi uu umagacaabay qatooxiga iyo barakacayaasha, isago ku eedeeyay inuu yahay gudi uu Xamse lacag ka sameynayo.

Wuxuu sheegay in Dowladda Fedaraalka oo uu isagu katirsan yahay waxba uqaban barakacayaasha, taas bedelkeedana ayba iyadu shacabka barakicin ku hayso.

Halkan ka Degso Xildhibaanka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.