Thursday, May 22, 2025
HomeAll NewsMunaasabad Sh/Hoose Loogu Qabtay 16 Arday oo ka Qalin Jabisay Machadka Qurduba.

Munaasabad Sh/Hoose Loogu Qabtay 16 Arday oo ka Qalin Jabisay Machadka Qurduba.

Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay dufcaddii 9aad ee sanadkan ka qalin jebisay  machadka Qurdhuba ee diraasaatka Islaamiga iyo Culuumta Maamulka, gaar ahaan faraciisa wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha Hoose, ayaa maanta ka dhacday magaalada Kuunyo-Barrow.

Ardeyda qalin jebinayay ayaa waxay tiradoodu gaareysaa 16 arday, 10 kamid ah waxay ahaayeen gabdho, halka 6 kalana ay wiilal yihiin, waxaana kasoo qeybgalay munaasabadda masuuliyiin, macallimiin, waalidiin, odoyaal dhaqan iyo ardeyda machadka Qurdhuba.

Halkan ka Degso Warbixinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.