Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka sheegay in ciidamo uu keensaday Aadan Madoobe ay jir dil ugeytaan xildhibaanada islamarkaana cabsi dareemayaan
Sadaam oo ah Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay in ciidamo jirdil ugeysta xildhibaanada ay hoolka ugu dhexjiraan hoolka ay ku shiraan, islamarkaana ay dareemayaan cabsi.
Aadan Madoobe oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka, ayey xildhibaanadu ku eedeynayaan inuu keensaday ciidamada, xildhibaanka oo la hadlayay Aadan Madoobe xilli uu golaha ku sugnaa ayaana sidan yiri.