Saturday, April 19, 2025
HomeUncategorizedSiciid Dani oo Lagu Eedeeyay in Yahuud Badan uu Keenay Deegaannada ay...

Siciid Dani oo Lagu Eedeeyay in Yahuud Badan uu Keenay Deegaannada ay ka Arrimiyaan.

Mid kamid ah odayasha dhaqanka ee kasoo jeeda deegaannada uu ka taliyo maamulka labaxay Puntland, ayaa Siciid Deni oo ah hogaamiyaha maamulkaas wuxuu ku eedeeyay inuu wax ka ogyahay tallaabooyinka ay kooxo Kirishtaan iyo Yahuud ah ka sameeyeen magaalada Garoowe.

Wuxuu sheegay in Deni uu isagu yahay madaxweynaha ka taliya deegaannada uu kajiro maamulka labaxay Puntland, isaguna deegannadaas kusoo gurayo dad Yahuud iyo Kirishtaanbo leh.

Halkaan ka Degso Warka Eedeynta Dani

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.