Thursday, May 22, 2025
HomeUncategorizedDowladda Fedaraalka oo Farriin u Dirtay Siyaasiyiinta ka Hadasha Burburka Ciidankeeda.

Dowladda Fedaraalka oo Farriin u Dirtay Siyaasiyiinta ka Hadasha Burburka Ciidankeeda.

Dowladda Fedaraalka ayaa aad uga gubatay hadallada ay jeedinayaan xildhibaannada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ay ku muujinayaan burburka heysta ciidankeeda.

Axmed Macallin Fiqi oo ah Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu ka hadlay, xildhibaannada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee sida is daba joogga ah tooshka ugu ifinaya burburka baahsan ee heysta ciidamadooda.

Fiqi oo laga dheehan karay sida ay u gubtay arrintaas ayaa waxa uu eedeyn iyo aflagaado kala dul dhacay xubnahaas, isagoona udiray farrin ah iney ka joogsadaan arrimahaas.

Halkaan ka Degso Warka Fiqi

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.