Friday, May 23, 2025
HomeAll NewsWeerar Lagu Dilay Diblimaasiyiin Yahuud ah oo ka Dhacay Caasimadda Mareykanka.

Weerar Lagu Dilay Diblimaasiyiin Yahuud ah oo ka Dhacay Caasimadda Mareykanka.

Weerar Toogasho ah oo lagu qaaday xarun Yahuuddu ku leeyihiin magaalada Washington ee caasimadda Maraykanka, ayaa lagu dilay 2 ruux oo katirsanaa Shaqaalaha safaaradda Yahuudda.

Weerarka ayaa waxaa fuliyay nin lagu magacaabo Ilyaas oo 30 jir ah, kaas oo ku dhawaaqayay erayo ay kamid tahay Xureeye Filastiin, isagoo sheegay in weerarkaan uu ufuliyay Qazza darteed.

Halkaan ka Degso Xogta Weerarka lala Beegsaday Shaqaalaha Yahuudda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.