Waxaa isa soo taraysa saadaasha sheegeysa in Dowladda Shiinaha ay mustaqbalka dhaw hogaanka caalamka kala wareegto Mareykanka oo hadda ku faana inuu yahay quwadda ugu sarreyso ee aadduunka.
Xubno Ameerikaan ah ayaa qeyb ka ah dadka qaba saadaashaan, waxaana ay si cad u sheegayaan in Xukuumadda Washington ay qurka usaaran tahay burbur dhan waliba ah, goor aan fogeynna ay meesha ka bixi doonto saameynta ay leedahay dowladdaan.