Friday, May 23, 2025
HomeAll NewsDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 25-11-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 25-11-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay dagaalka dhaqaale ee caalamiga ah iyo kaalinta ay ku leeyihiin dalalka Khaliijka, si gaar ah deeqdii bilaashka aheyd ee ay siiyeen Donald Trump, xilli Muslimiin badan ay wajahayaan duruufo adag oo dhanka nolosha ah, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkaan ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 23 05 2025

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.