Saturday, May 24, 2025
HomeAll NewsMucaaradka Dowladda Fedaraalka oo ku Goodiyay in ay Awood Xilka Kaga Tuurayaan...

Mucaaradka Dowladda Fedaraalka oo ku Goodiyay in ay Awood Xilka Kaga Tuurayaan Xasan Sheekh.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho shir ku yeeshay madax iyo masuuliyiin hore, xildhibaanno iyo siyaasiyiin mucaarad ah oo horay uga soo horjeestay xisbigii uu dhawaan sameystay Xasan Sheekh, iyagoona shirkadooda ka soo saaray arrimo dhowr ah.

Qodobka ugu weyn ee kasoo baxay Shirkooda ayaa ah in ay weerari doonaan Madaxweynaha Dolwadda Fedaraalka Xasan Sheekh, haddii uu kusii adkeysto qaabka uu hadda wax ku wado.

C/raxmaan C/shakuur Warsame oo kamid ah hogaamiyayaasha mucaaradka shirkana goobjoog ahaa ayaa waxa uu sheegay, iney isla qaateen tallaabada ah in awood loo sheegto Xasan Sheekh, arrintaasna ay tahay midda ugu wanaagsan ee xilka looga tuuri karo madaxda isku dhajisa talada.

Halkaan ka Degso Warka Cabdiraxmaan Cabdishakuur

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.