Saturday, May 24, 2025
HomeUncategorizedGudoomiyihii Hore ee Baladweyne oo Quus ka Muujiyay Dagaalka ka Dhanka ah...

Gudoomiyihii Hore ee Baladweyne oo Quus ka Muujiyay Dagaalka ka Dhanka ah Al-Shabaab.

Cali C/Qaadir (Cali Sandheere) oo ah gudoomiyihii hore ee magaalada Baladweyne ayaa shaaca ka qaaday, in ciidamada Dowladda Fedaraalka ay ku jabeen dagaallada ka socda gobalka Sh-dhexe.

Waxa uu sidoo kale sheegay in guuldarooyinka ciidankooda ay ku wajahayaan duleedka degmada Moqokori ay sabab utahay, firxadkii ay askarta Dowladda Fedaraalka ka sameeyeen dagaalkii ka dhacay degmada Aadan-Yabaal ee gobalka Sh-dhexe.

Odawaa Yuusuf Raage ayuu sheegay in firxadkii uu maalinkaas sameeyay kadib aan la arkin isagoo jooga furimaha dagaalka, sababta uu umaqan yahayna uu ubadinayo iney tahay niyad jabkii uu ka qaaday dagaalladii hore ee lagu naafeeyay ciidamada Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Gudoomiyaha Hore

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.