Sunday, May 25, 2025
HomeAll NewsCiidamo Kasoo Goostay Dowladda Fedaraalka oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.

Ciidamo Kasoo Goostay Dowladda Fedaraalka oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.[DHAGEYSO]

Askar kasoo goosatay safka Dowladdda Fedaraalka ayaa waxay isku soo dhiibeen wilaayada Islaaamiga ee Jubada Dhexe, iyagoona ka warbixiyay qaabka ay uga soo baxeen ciidamda Dowladda Fedaraalka iyo waxyaabihii ku kalifay iney kasoo baxaan.

Askariga ugu horreeya oo lagu magacaabo Xasan Kuusow Sigaar, ayaa waxa uu markii hore kamid ahaa ciidanka maamulka la baxay jubbaland isogoo ka baxay xiligii ay dagaalada isku horfadhiyeen askarta Xasan Sheekh maxamuud iyo kuwa Axmed Madoobe.

Waxa uu ugu horen ka waramayaa sida uu uga baxay ciidanka Jubbaland isla markaan uu ugu biiray kuwa Dowladda Fedaraalka, waxa uu dhanka kale ka sheekeenayaa magaalooyin ka uu tagay intii ay socdeen dagaallada waaweynee uy dhaxeeyay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Degso Warka Askarta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.