Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 28-11-1446 oo waafaqsan 25-05-2025, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya Sakariye Cumar.
Halkan ka Degso Warka Habeen 25-05-2025.