Isagoo waraysi siinayay Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, ayuu waaliga Wilaayada Islaamiga ee Bakool Sheekh Cuthmaan Abuu Cabdiraxmaan ka warbixiyay xaaladda guud ee wilaayada, iyo horumarada ballaaran ee ka jira gobolka.
Wuxuu soo hadal qaaday dhinacyada Dacwada, waxbarashada, iyo adeegyo kale oo asaasi u ah nolosha sida caafimaadka ,kuwaasoo ay hirgelisay Wilaayada Islaamiga ee Bakool.