Monday, June 23, 2025
HomeAll NewsShariif Sheekh Axmed oo Cambaareeyay Dadka Lagu Qasbayo u Codeynta Dowladda Fedaraalka.

Shariif Sheekh Axmed oo Cambaareeyay Dadka Lagu Qasbayo u Codeynta Dowladda Fedaraalka.

Madaxweynihii dowladdii ku meelgaarka ayaa cambaareeyay tallaabo ay Dowladda Fedaraalka dadka shacabka ah ugu qasbeyso iney iska diiwaan galiyaan doorashooyinka.

Shariif Sheekh Axmed oo ah Madaxweynihii dowladdii ku meelgaarka sidoo kalana ah hogaamiyaha mucaaradka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu eedeymo ujeediyay, guddiga doorashooyinka ee dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh.

Xisbiga la baxay Hilimo Qaran ee uu hogaamiyo Shariif ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku cambaareeyay, guddiga doorashooyinka Dowladda Fedaraalka oo uu sheegay in dadka shacabka ah ku qasbayo iney isdiiwaan galiyaan.

Halkaan ka Degso Warka Shariif Sheekh Axmed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.